Monday, October 28, 2019

Duqa Beledweyne oo ka hadashay dooni la rogmatay

Dooni ay saarnaayeen 13 qof ayaa ku rogmatay magaalada Beledweyne, oo fatahaad xooggan uu ka sameeyey webiag Shabelle.

from VOA https://ift.tt/2PnTxQH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment