Hay'adda aan dowliga ahayn ee Jarmalka ee Sea-Eye ayaa baahisay muuqaal ay sheegtay inuu muujinayo rag saaran doon laga leeyahay Libya oo rasaas kusoo furay, xilli ay isku dayayeen inay bad-baadiyaan muhaajiriin halis ku wajayey badda Meditareeniyaanka.
from VOA https://ift.tt/2qWhtRj
via IFTTT
No comments:
Post a Comment