Wednesday, October 23, 2019

DP World: Dacwaddii Djibouti way na Dhaawacday

Shikradda DP WORLD ee dalka Imaaraadka ayaa sheegtay in muranka iyo dacwaddii dhexmartay iyaga iyo dowladda Djibouti ee ku aadanaa maamulka Dekedda Doraaleh, ay taasi dhaawac gaarsiisay shirkadda, isla markaana ay ku adkaatay inay bangiyada caalamka ka hesho deyn ay ku maalgaliso mashaariic cusub

from VOA https://ift.tt/2p7pzFS
via IFTTT

No comments:

Post a Comment