Maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday saldhig ku yaalla tuulada Dhada-Jabula ee magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Booliska ayaa sheegay in raggaasi ay doonayeen inay halkaasi ka furtaan laba ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab oo saldhigaasi ku xirnaa. Ilo booliska ah ayaa warbaahinta Kenya u sheegay in labadii maxbuus ee halkaa ku xirnaa ay dhinteen intii uu weerarku socday. Wariyaha VOA-da Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.
from VOA https://ift.tt/2JyDCLP
via IFTTT
Wednesday, October 30, 2019
Al-Shabaab oo weeraray saldhig ku yaalla Wajeer
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment