Wednesday, October 30, 2019

Turkey oo u yeertay safiirka Mareykanka ee Ankara

Turkey ayaa maanta u yeertay safiirka Mareykanka ee Ankara sababo la xiriira qaraar uu meel-mariyey Aqalka Wakiilada Mareykanka oo si rasmi ah u aqoonsaday "xasuuqii Armenia".

from VOA https://ift.tt/2q3qY0x
via IFTTT

No comments:

Post a Comment