Ilo-wareedyo ku sugan dalalka Suuriya, Ciraaq iyo iran ayaa maanta oo Axad ah sheegay in la aaminsan yahay in hoggaamiyaha ururka Daacish Abuubakar Albaghdaadi lagu dilay howlgal Milatari oo uu Mareykanku fuliyay oo ka dhacay Suuriya.
from VOA https://ift.tt/346JbsA
via IFTTT
No comments:
Post a Comment