Thursday, October 24, 2019

Meelo ka mid ah Somaliland oo aan maanta khaat la keenin

Banaan baxyadda ka dhacaya deegaanadda Oromada ee dalka Ethiopia ayaa sababay inuu hakad gallo qaadkii loo iib keeni jiray magaalooyinka Somaliland qaarkood.

from VOA https://ift.tt/2Nd4fqN
via IFTTT

No comments:

Post a Comment