Friday, October 25, 2019

Qaxooti Soomaaliyeed oo Laga Saaray Xerada UNHCR ee Tripoli

Hay'adda qarxootiga ee UNHCR ayaa wadda dadaalo ay dadka qaxootiga ah kaga daadgureyneyso magaalada Tripoli ee dalka Libaya oo ay wali ka taagan tahay xiisad colaadeed oo u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka.

from VOA https://ift.tt/2BVJxXf
via IFTTT

No comments:

Post a Comment