Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in militeriga dalkiisa iyo kuwa Ruushka ay si wadajir ah howlo roondo ah uga sameyn doonaan waqooyi-bari dalka Suuriya ka dib marka ay dagaalamayaasha Kurdiyiintu isaga baxaan aaggaasi
from VOA https://ift.tt/2Nnk9ic
via IFTTT
No comments:
Post a Comment