Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb, ee xarunta maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in xaaladda magaaladu ay maanta xasiloon tahay, ka dib israsaaseyn kooban oo xalay ka dhacday magaalada. from VOA https://ift.tt/2Wcae30 via IFTTT
No comments:
Post a Comment