Tuesday, October 29, 2019

Meydadka qaar ka mid ah dadkii lagu la'aa Beledweyne oo la helay

Meydadka Ilaa 5 qof oo ka mid ah dadkii shalay lagu la'aa doonidii kula rogmatay xaafadda ay fatahaadu halakeysay ee magaalada Baledweyne ayaa maanta la helay kadib 24 saac oo la weysanaa.

from VOA https://ift.tt/2WpcYdw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment