Wednesday, October 30, 2019

Soomaaliya oo gurmad deg deg ah ka codsatay caalamka

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa lagu sheegay in ra'iisul wasaaruhu uu waraqad baaq ah u diray dhamaan dowladaha ay Soomaaliya saaxibka yihiin iyo hay'adaha caalamiga ah.

from VOA https://ift.tt/3208lrB
via IFTTT

No comments:

Post a Comment