Monday, October 28, 2019

Koox hubeysan oo weerartay saldhigga booliska Boorama

Dabley hubaysan ayaa saaka weerar ku qaaday saldhiga dhexe ee booliska ee magaalada Boorama, iyadoo ciidanka booliskuna ay ugu jawaabeen rasaas, sida ay sheegeen mas'uuliyiinta gobolka Awdal.

from VOA https://ift.tt/2qRzTT7
via IFTTT

No comments:

Post a Comment