Inta ka badbaada dhimashada iyo xabsiyada Magafayaasha ee u talaaba waddamadii ay u soceen ayaa haddana waxaa soo wajaha dhibaatooyin ka horyimaada mudada ay waddamadaas joogaan sida; dhac, faquuq, xabsi iyo iyagoo dalkooda loo soo tarxiilo iyagoo ka fara maran wixii ay shaqeysteen.
from VOA https://ift.tt/2Pm1lTk
via IFTTT
No comments:
Post a Comment