Wednesday, October 2, 2019

Mareykanka oo dib u aas-aasay safaaradiisii Muqdisho

Byaaan kasoo baxay howl-galka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in maanta si rasmi ah dib loogu aas-aasay safaaraddii Mareykanka uu ku lahaa Muqdisho.

from VOA https://ift.tt/2nFCPkF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment