Wednesday, October 2, 2019

Trump oo sheegay inuu socdo 'Afgambi' ka dhan ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa cambaareeyey baarista ku socota ee hoggaamin karta xil ka-xayuubinta, wuxuuna ku qeexay "afgambi" ka dhan ah.

from VOA https://ift.tt/2oouKAG
via IFTTT

No comments:

Post a Comment