Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa cambaareeyey dilka madaxii shirkadda P&O ee dekedda Boosaaso. from VOA http://bit.ly/2SsCjnh via IFTTT
No comments:
Post a Comment