Saturday, November 2, 2019

Beledweyne: Hoos-u-dhac ku Yimid Heerkii Wabiga

Magaalada Beledweyne, waxaa lagu soo warramayaa in hoos u dhac uu ku yimid heerka biyaha wabiga Shabeelle ee magaalada ku fatahay, taasoo sababtay in dib ay u bilowdaan isu-socodka gaadiidka iyo dadka ee qeybo ka tirsan magaalada

from VOA https://ift.tt/2N9TS8k
via IFTTT

No comments:

Post a Comment