Friday, November 29, 2019

UNHCR oo bogaadisay Soomaaliya

Hay'ada Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxoontiga ee (UNHCR) ayaa Soomaliya ku bogaadisey in ay saxiixdey hishiiska lagu difaacdayo dadka Afrika ee ku barakaca gudaha dalalkooda.

from VOA https://ift.tt/2XWseza
via IFTTT

No comments:

Post a Comment