Diba-dbax la qorsheeyey inuu maanta ka dhaco magaalada Tehran ayaa dunida tusi doona cidda ay yihiin Iraaniyiinta "dhabta ah", waxaa sidaas sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda dalkaas, oo la-yaab ku tilmaantay in dowlado shisheeye ay taageerayaan dibad-baxyada ka dhanka ah dowladda.
from VOA https://ift.tt/2rn21hf
via IFTTT
No comments:
Post a Comment