Saturday, November 30, 2019

Erdogan oo Weeraray Emmanuel Macron

Iyadoo todobaadka danbe ay madaxda dalalka xubnaha Isbaheysiga NATO ku ballansanyihiin dalka Britain oo ay ka dhici doonto munaasabadda 70-sano-guuradi aas-aaska isbaheysiga, ayaa madaxweynaha Turkiga Erdogan uu Jimcihii hadallo kulkul ku weeraray madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron

from VOA https://ift.tt/35GrJMu
via IFTTT

No comments:

Post a Comment