Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ku jiraan farriin laga soo jawaabay 9 sano ka dib, iyo xubintii "Hal-abuurka iyo Heesaaga" iyo qodobo kale oo xiisa badan. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.
from VOA https://ift.tt/2XKigB8
via IFTTT
No comments:
Post a Comment