Sunday, November 24, 2019

Dhuusamareebo: Alshabab Dambi Lagu Helay

Maxkamad ku taalla magaalada Dhuusamareeb ayaa laba nin ku heshay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab iyo inay qorsheeyeen inay weeraraan isu imaatin bishii May ee sannadkan ka dhacay magaalada Gurcieel ee Gobolka Galguduud

from VOA https://ift.tt/37y8NRW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment