Wargeyska The Reporter ee Ethiopia oo soo xiganaya saraakiil wasaaradda arrimaha dibadda ee Somaliland ka tirsan ayaa qoray in maamulka cusub ee RW-e Abiy Ahmed uu garab maray Somaliland, heshiisyana la galay dalalka kale ee gobolka, arrintaasna ay Somaliland welwel galisay
from VOA https://ift.tt/2OQc0nl
via IFTTT
No comments:
Post a Comment