Ciidamada ammaanka Ciraq ayaa maanta toogasho ku dilay ugu yaraan 13 qof oo dibad-baxayaal ah, magaalada Koonfureed ee Nassiriya, sida ay sheegeen ilo-wareedyo caafimaad. from VOA https://ift.tt/37KwNkU via IFTTT
No comments:
Post a Comment