Wednesday, November 27, 2019

Minneapolis: Soomaali ku Dhimatay Dab Kacay

Ugu yaraan 5 qof oo ay Soomaali ku jirto ayaa dhintay, iyadoo ilaa 4 qof oo kalena cisbitaalka la dhigay, ka dib markii mid ka mid ah daaraha ku yaalla xaafadda Cedar ee Soomalaidu ay ka dagan tahay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota uu dab ka kacay Arbacadii shalay

from VOA https://ift.tt/2OtRfyJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment