Monday, November 25, 2019

ILEYSKA VOA: Beerashada timaha ee dadka bidaartu gasho

Barnaamijka Ileyska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay beerashada timaha ee dadka ay bidaarto gasho oo kusoo badanaya bulshada Soomaalida dhexdeeda. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.  

from VOA https://ift.tt/2OhES8F
via IFTTT

No comments:

Post a Comment