Wednesday, November 27, 2019

Beesha Caalamka oo ka walaacsan muddo kordhinta golayaasha Somaliland

Beesha Caalamka ayaa maanta war ay soo saartay ku sheegtay inay ka walaacsan yihiin go'aankii uu Golaha Guurtida ee Somaliland 24-kii bishan muddo laba sano ah ugu kordhiyay waqtiga Golaha Wakiilada.

from VOA https://ift.tt/37HRvSa
via IFTTT

No comments:

Post a Comment