Monday, November 25, 2019

Dowladda Denmark oo Syria kasoo bad-baadisay wiil Soomaali 11 bilood jir ah

Wiil Soomaali ah oo 11 bilood jira ayey dawladda Denmark kasoo badbaadisay Waqooyiga Syria kadib markii waalidkiis ay ku dhinteen dagaalka Syria.

from VOA https://ift.tt/2XHZ6vE
via IFTTT

No comments:

Post a Comment