Tuesday, November 26, 2019

Garyaqaano duray dhaarta guddida doorashooyinka Somaliland

Qaar ka mid ah garyaqaanada Somaliland ayaa duray dhaartii shalay ee xubnaha gudidda doorashooyinka, kuwaasi oo sheegay in aanay sharci ahayn in mar la wada dhaariyo xubnahan. Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.  

from VOA https://ift.tt/2sevtpW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment