Tuesday, November 26, 2019

Somaliland: Siyaasiyiintii Wadani oo la soo Daayey

Xukuumadda Somaliland ayaa sii daysay xoghayii guud iyo afhayeenkii xisbiga mucaaridka ah ee Waddani iyadoo sii dayntoodu ay timid ka dib markii ergo iskood isu xilqaantay ay dhexdhexaadin ka galeen xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka ah

from VOA https://ift.tt/2KXyRfE
via IFTTT

No comments:

Post a Comment