Wasiirka Gaashaandhigga Maraykanka Mark Esper ayaa shaqada ka eryey Xoghayaha Ciidanka Badda Richard Spencer, arrin la xiriirta askari ciidanka Navy-ga ka tirsanaa oo lagu eedeeyey inuu dambiyo dagaal ka geystay dalka Ciraaq.
from VOA https://ift.tt/35y9lVS
via IFTTT
No comments:
Post a Comment