Magaaada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa weli ka socda gurmadka loo fidinayo boqolaalka kun ee qof ee ay barakiciyeen daadadkii halkaasi saameeyey. Ambassador Francisco Madeira oo ah Madaxa Howlgalka Midowga Africa ee Somaliya ee loo soo gaabiyo AMISOM ayaa Sabtii booqday Beledweyne
from VOA https://ift.tt/2OIHKKK
via IFTTT
No comments:
Post a Comment