Thursday, November 28, 2019

Xubnaha ONLF oo ku kulmay Naiorbi

Kulan weyn oo ay ka qeyb galeen madaxda iyo xubnaha Golaha Dhexe ee ururka ONLF ayaa xalay lagu qabtay magaalada Nairobi. Kulanka waxaa hadal ka jeediyay Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi Maadey oo ah guddoomiyha cusub ee ONLF. Yasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan nooga soo diray Nairobi.  

from VOA https://ift.tt/2L1wfwZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment