Tuesday, November 26, 2019

13 askari oo Faransiis ah oo ku dhintay dalka Mali

13 askari oo ka tirsan ciidamada Faransiiska ayaa ku geeriyooday dalka Mali kadib markii ay isku dhaceen laba diyaarad oo helicopter ah, xilli ay ku guda jireen howl-gal ka dhan ah jihaadiyiinta waqooyiga dalkaas, waxaa sidaas maanta sheegtay madaxtooyada Elysee.

from VOA https://ift.tt/37AU8oW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment