Saturday, November 23, 2019

Natiijada Afti Qowmiyadda Sidama ee Ethiopia oo Lagu Dhawaaqay

Waxaa lagu dhawaaqay natiijada afti laga qaaday Arbacadii dadka laga tirada badanyahay ee Sidama ee dega qeyb ka mid ah koonfurta dalka Ethiopia. Aftidan ayay qowmiyadda Sidamadu ku doonayeen inay ku yeeshaan dowlad-goboleed la mid ah kuwa qowmiyadaha kale ee Ethiopia ay leeyihiin.

from VOA https://ift.tt/2OInUiO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment