Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka ka qaaday xeer-ilaaliyihii guud ee qaranka Axmed Cali Daahir, isaga oo magacaabay mid cusub oo ah Suleymaan Maxamed Maxamuud. from VOA https://ift.tt/2Db9RgB via IFTTT
No comments:
Post a Comment