29-ka bishan November sanad walba waxaa dunida laga xusaa maalin caalami ah oo loogu magac daray maalinta garab-sitaagga dadka Falastiin, oo lala qeybsado xanuunka iyo dhibaatada ay wajahayaan. Maalintan ayaa waxaa la aas aasay sanadkii 1977-dii, waxaana ay sanadkan ku soo beegmeysaa iyadoo Falastiin, iyo meelo kale oo Carabta ah ay ka ooganyihiin colaado. Wariyaha VOA-da Ibrahim Xassan Dandureey ayaa maalintan iyo xaaladaha Carabta ka wareystay Dr. Sheekh Xassan al-Basri oo ka faalooda arrimaha carabta iyo dunida Muslimka, cilmi baarana ka ah jaamacadda Al-Axqaaf ee dalka Yemen.
from VOA https://ift.tt/33v8h3J
via IFTTT
Friday, November 29, 2019
Maalinta garab-istaagga Falastiin oo la xusayo
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment