Sunday, November 3, 2019

Ciidanka Dawladda oo la Wareegay Matabaan iyo Guriceel

Xaaladda magaalooyinka Dhuusamareen, Guriceel iyo Matabaan ayaa deggan kadib dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ilaa shalay ka socday, iyada warar aynu ka helanayno ilo dhinaca amniga ah ay sheegayaan in ciidamada dawladda ay gacanta ku hayaan magaalooyinka Matabaan iyo Guriceel

from VOA https://ift.tt/2JLND8v
via IFTTT

No comments:

Post a Comment