Ciidamada dowladda Somalia ayaa maanta kooxda Ahlu-Sunna Wal Jamaaca kala wareegay maamulka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, iyada oo degmada Guriceelna ay maanta isku-rasaaseeyeen isla ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu-sunna Wal-Jamaaca.
from VOA https://ift.tt/2C1TylE
via IFTTT
No comments:
Post a Comment