Maxkamadda Caalamiga ah ee Danbiyada, ayaa 30 sano oo xarig ah maanta ka xakuntay, hogaamiyihii hore ee jabhadda mucaaridka Congo, Bosco Ntaganda, kaddib marki lagu helay danbiyo ka dhan ah aadanaha. from VOA https://ift.tt/32oqnUG via IFTTT
No comments:
Post a Comment