Wafdi ka kooban wasiiro iyo sarakiisha dhinaca amniga oo ka socda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay inay madaxda Somaliland ka wada hadleen arimaha xoojinta ganacsiga iyo la dagaalanka argagixisadda.
from VOA https://ift.tt/2NFP9dz
via IFTTT
No comments:
Post a Comment