Dhinaca kale, waxaa hoos u dhac uu ku yimid heerka biyaha wabiga Shabeelle ee magaalada ku fatahay, taasoo sababtay in dib ay u bilowdaan isu-socodka gaadiidka iyo dadka ee qeybo ka tirsan magaalada. from VOA https://ift.tt/2pDL55k via IFTTT
No comments:
Post a Comment