Wednesday, November 6, 2019

Gudoomiye Ku-xigeenkii G. Shabeellaha Hoose oo Qarax Lagu Dilay

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Guddoomiye kuxigeenkii Gobolka Shabeellada Hoose Cumar Maxamuud Cilmi "Cumar Carrabey" lagu dilay weerar bambaano ah oo lagu qaaday gurigiisa oo ku yaalla magaalada Afgooye.

from VOA https://ift.tt/2oS2yXs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment