Thursday, November 7, 2019

Gudoomiyihi Baarlamaanka Puntland oo Xilka Laga Qaaday

Xubnaha Barlamaanka Puntland ayaa maanta sheegay in ay xilki ka xayuubiyeen guddoomiyihii Barlamaanka, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo).

from VOA https://ift.tt/2pRtJlB
via IFTTT

No comments:

Post a Comment