Qareenka u doodaya shakhsigii fashiliyey faahfaahinta telefoonkii uu madaxweyne Donald Trump kula hadlay madaxweynaha Ukraine ayaa sheegaya in shakhsigaasi uu diyaar u yahay inuu ka jawaabo su'aalo qoraal ah oo ay qabaan xubnaha Aqalka Hoose ee xisbiga Jamhuuriga.
from VOA https://ift.tt/2pGo41F
via IFTTT
No comments:
Post a Comment