Ugu yaraan 700 oo qof ayaa dalka Kenya sannad walba u geeriyoota qaniinyada maska. Khubarada dalka Kenya ayaa wada cilmi baaris ku saabsan sidii arrintan daawo qiimaheedu jaban yahay loogu heli lahaa. from VOA https://ift.tt/34syFvT via IFTTT
No comments:
Post a Comment