Thursday, November 7, 2019

Puntland: 5 Nin oo Dil-toogasho lagu Fuliyay

Maxkamada Ciidamada Puntland, ayaa saakay dil-toogasho ah ku fulisay 5 nin oo lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen ururadda Al-shabaab iyo Daacish.

from VOA https://ift.tt/34Fhurb
via IFTTT

No comments:

Post a Comment