Iyadoo si weyn cabsi looga qabay inay xeebaha Puntland soo gaaraan duufaan ku wajahneyd deegaanada xeebaha badweynta Hindiya iyo Gacanka Cadmeed ee Puntland ayaa waxaa ka bilowday roobab mahiigan ah oo da'ayey ilaa habeenimadii xalay
from VOA https://ift.tt/36DPKFk
via IFTTT
No comments:
Post a Comment