Wednesday, November 6, 2019

Shacabka K. Kuuriya oo Diiday Soo Jeedin ka Timid Trump

Shacabka Kuuriyada Koonfureed ayaa si weyn u diiday dalabka madaxweynaha Mareykanka ee ah in xukuumadda Seoul ay kordhiso qeybteeda lacagaha ku baxa askarta Mareykanka ee jooga dalkaasi. Waxayse muujiyeen iney niyad wanaag u hayaan mustaqbalka xiriirka labada dal.

from VOA https://ift.tt/2WVhwss
via IFTTT

No comments:

Post a Comment